Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir oo xaalka ku xun yahay Olole xoogana bilaabay

Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka walaacsan isbadal la filayo in lagu sameeyo Gudoomiyaasha degmooyinka, waxaana la saadaalinayaa in qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha hada shaqeeya shaqada laga eryi doono. Gudoomiyaasha hada xaalka ku xun yahay ayaa ah kuwa intooda badan qurbaha ka yimid si aad ahna ugu dhawaa Gudoomiyihii hore … Continue reading Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir oo xaalka ku xun yahay Olole xoogana bilaabay